Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay La-taliye cusub oo Dhalinyarro ah

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray wareego uu ku magacaabay La-taliye cusub oo xafiiskiisa ka shaqeyn doona. Madaxweynaha ayaa Mudane Nasa Cige u magcaabay inuu noqdo La-taliyaha xiriirka caalamiga ah iyo isuduwaha barnaamijyada, sida ay shaacisay Xarunta madaxtooyada Soomaaliya. La-taliyaha cusub oo ka mida la-taliyeyaal fara badan oo Madaxweyne Xasan Sheekh magacaabayp ayuu … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh oo Magacaabay La-taliye cusub oo Dhalinyarro ah