Thursday, February 13, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Abu Dhabi (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee dalka Imaaraadka Carabta.

Safarka oo ahaa kii ugu horeeyay ee uu dibadda ugu baxo Xasan Sheekh ayaa waxaa ku wehliya xubno ka mid ala-taliyeyaashiisa iyo wasiiro, waxaana uu qaadan doonaa muddo laba maalmood ah.

Waxaa garoonka

Ad

Madaxweynaha Somaliya waxa ku soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Abu Dhabi Sheikh Shakhboot bin Nahyan bin Mubarak Al Nahyan, Wasiiru Dowlaha Wasaarada Arrimaha dibadda iyo Mas’uuliyiin kale oo badan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON