Saturday, October 12, 2024

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Degmada Maxaas iyo Sida loogu soo dhoweeyay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan, isagoo Diyaarad helikobtar ah ay ka qaaday Magaalada Dhuusamareeb oo muddo dheer uu ku sugnaa.

Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegtay in Madaxweyne Xasan Sheekh inta uu joogo Maxaas uu la kulmi doono saraakiisha ciidamada qaranka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, isgoo ku boorin doona sidii ay u laban-laabi lahaayeen doorkooda dagaalka ka dhanka argagixisada.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddo bil ah u joogay gobolada dhexe ee dalka hawlgallada dalka looga sifeynayo Alshabaab iyadoo ay muddooyinkii danbe yimaadeen xaalado dagaal oo keenay in abaabul hor leh la galo.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON