Sunday, December 3, 2023

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Ingiriiska, kana qeyb galaya…

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugnaa Mareykanka ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska.

Xasan Sheekh ayaa ka mida madaxda iyo hogaamiyayaasha caalamka oo magaalada London uga qeyb galaya aaska boqoradii Queen Elizabeth II oo Isniinta berri ka dhici doona halkaasi .

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka mida madaxda lagu casuumay munaasabadda aaska Boqorada Ingiriiska oo ay ka qeyb galayaan illaa 500 oo hogaamiye dal iyo wufuud ajaanib ah isugu jira.

Ad

Madaxda kale ee ku sugan London waxaa kamid ah, madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, madaxweynaha Hindiya, ra’iisal wasaarayaasha dalalka Canada, Australia iyo Newzealand. Waxaa kaloo halkaasi gaaray maanta Madaxweynaha cuub ee Kenya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON