Monday, February 10, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Balanqaad u sameeyay Madaxda Bankiga Adduunka

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ayaa ka qeyb galay kulan khadka fogaan arag ah ka dhacay oo Wasiirka Maaliyadda ee xilka sii haya warbixin ku saniiyey madaxda Bankiga Adduunka.

Wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale ayaa sheegay inuu Madaxweynaha cusub kala qeyb galay shirka dhex maray isagha iyo kooxda Bankiga Adduunka, isagoo ballanqaaday sida ay uga go’a ntahay horumar laga gaaro dib u habeynta dhaqaalaha.

“Maanta waxaan sharaf noo ahyad inuu nagala soo qeyb galo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud shir aan warbixin kooban ku siiyey Bankiga Adduunka. Waxaan ka wadahadalnay dib-u-habaynta dhaqaalaha & madaxwaynuhu wuxuu ku celceliyay sida ay uga go’an tahay in horumar kale oo dib-u-habayn ah loo sameeyo dadka Soomaaliyeed” ayuu yiri Wasiid Beyle.

Ad

Soomaaliya ayaa dhowaan codsatay in dib loogu dhigo cusbooneysiinta Qorshaha deyn cafinta oo dib u eegistiisa ay ku ekeyd maanta opo ah 17-ka bisha, si loo dhiso dowladii heshiisyada cusub saxiixi lahayd.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON