Thursday, April 24, 2025

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo sharci darro ka dhigay Guddi uu magacaabay Madaxweyne Deni [Akhriso]

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa sharci darro ka dhigay Guddi Guddiga Doorashooyinka KMG ah ee Puntland ee uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

Qoraal ka soo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka Puntland ayaa lagu sheegay inuusan Madaxweynaha kala tashan magacaabista Guddigan, sidaas darteedna uu yahay waxba kama jiraan sharci darro ah oo ka hor imaanaya Dastuurka Puntland.

Arrintan ayaa soo shaac bixisay khilaaf la sheegay inuu si hoos ku socday oo u dhaxeeya madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Puntland oo si isku mida ah xilalka loogu doortay, isla markaana wada shaqeynayey muddo 7 bilood ah oo kaliya.

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON