Sunday, January 26, 2025

Madaxweyne Farmaajo oo Muxaadaro ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada [Daawo Baaqa Dagaalka Tukaraq]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi (Farmaajo) oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka iyo dhiigga ku daadanaya dageenka Tuka-raq ee Gobolka Sool.

Madaxweynaha oo muxaarado maanta ka jeediyay Masjidka Madaxtooyada salaaddii Jimcaha kaddib, wuxuu sheegay in dagaalkaasi uu yahay midaan loo baahneyn oo nasiib darro ah, isla markaaana xilligan lagu jiro bisha Soon aan habooneyn in dhiig la daadiyo.

HOOS KA DAAWO MUXAARADDA MADAXWEYNAHA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON