Madaxweyne Farmaajo oo Maamul cusub u magacaabay G/Banaadir [Akhriso Magacyada maamulka cusub]
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Gobolka Banaadir iyo iyo ku-Xigeennadiisa, iyadoo la magacaabay maamul cusub. Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyada FederaalkaSoomaaliya ayaa u qorneyd sidatan: Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) Markuu arkay soo jeedinta Wasaarada Arrimaha Gudaha, Federaalka& Dib-u-heshiisiinta; Markuu wadatashi la sameeyey, isla markaana dhageystey tallooyinka Ra’iisul … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Maamul cusub u magacaabay G/Banaadir [Akhriso Magacyada maamulka cusub]
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed