Tuesday, December 10, 2024

Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Asmara [Yaa ka mida Wafdigiisa? -Sawirro- ]

Madaxweynaha Soomaaliya aya saaka ka degay Garoonka Diyaaradaha magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea, isagoo booqasho rasmi ku tegay dalkaasi.

Wasiirka Warfaafinta Eritrea Yemane G. Meskel ayaa sheegay in madaxweynaha Soomaaliya ay u bilaabtay booqasho rasmi ah oo muddo laba maalmood ah uu ku joogi doono dalkaasi, iyadoo ay labada dowladooed ka wadahadli doonaan xiriirka labada dal iyo xaaladda Gobolka Geeska Afrika.

Waxaa Garoonka Asmara kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki iyo madax ka tirsan dowladda dalkaasi, waxaana wafdiga Madaxweye Farmaajo ka mida Agaasimaha Madaxtoyada Nuur Diiriye Xersi Fuursade, Danjiraha Midowga Yurub Cali FSiciid iqi iyo La-taliyaha Madaxweynaha ee arrimaha Badda Cas Maxamed Balal.

Ad

Xiriirka madaxweyne Farmaajo ee Dhiggiisa Eritrea ayaa ah mid qarsoon oo dhashay kadib heshiiskii Itoobiya iyo Eritrea, waxayna dowladda Soomaaliya si qarsoodi ah ugu dirtay ciidamo tababar kusoo qaadanaya dalkaasi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON