Madaxweyne Farmaajo oo Amar culus kasoo saaray iibinta & Kireynta Dhulka dowladda [Akhriso]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxa uu ka walaacsanyahay jiritaanka warar sheegaya ku xadgudub dhulalka danta guud ee caasimadda Muqdisho. Madaxweynaha ayaa yiri “Sida uu tilmaamayo Qodobka 43aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya dhulku waa khayraadka koowaad iyo saldhigga nolosha dadka. Ilaa inta laga soo saarayo habraacyada sharci ee waafaqsan Qodobka 43aad … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo Amar culus kasoo saaray iibinta & Kireynta Dhulka dowladda [Akhriso]