Sunday, May 25, 2025

Madaxweyne Farmaajo: “Maxamed Xuseen Rooble waa Nin aan ku aamni karo xilka Ra’iisal wasaaraha..”

Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya ka codsaday inay codka kalsoonida siiyaan Ra’iisal wasarha uu soo magacaabay ee Maxamed Xuseen Rooble.

Isagoo goor dhow ka hadlayey fadhiga baarlamaanka ayuu sheegay in Maxamed Xuseen Roole uu yahay muwaadin wadaniyadiisu sareyso sida uu yiri oo uu ku aamini karo xilka Ra’iisal wsaaaraha, wuxuuna ka codsaday xildhibaannada Baarlamaanka inay kasloonidooda siiyaan.

“Maxamed Xuseen Roobe waa Muwaadin waayo arag ah oo wadaniyadiisu ay sareyso oo aan ku aamini karo xilka. Waxaa laga rabaa inuu soo dhiso xukuumad tayo leh oo ka qaadi karta meesha uu dalka joogo ..” ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo

Ad

Madaxweynaha ayaa aad u soo gaabiyey khudbadiisa oo iska ilaaliyey inuu ka hadlo heshiiska doorashada iyo arrimo ka baxsan kalsooni siinta Ra’iisal wasaare Rooble.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON