Monday, March 24, 2025

Madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa oo Muqdisho dib ugu soo laabtay [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa goor dhoweyd dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho.

Wafdiga Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shir madaxeedkii 30-aad Ururuka Midowga Afrika ee magaalada Adis abab ee dalka Itoobiya, halkaasoo looga hadlayay la-dagaalanka musuqa la degay qaaradda Afrika oo Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka ugu horeeya.

Wafdiga madaxweynaha waxaa Garoonka ku soo dhoweeyay madaxda Madaxtooyada, waxaana wafdiga ka mid ahaa wasiirka arrimaha dibadda Axmed Cawad oo ka mid ahaa wafdigii Soomaaliya uga qeyb galay shirkii Midowga Afrika.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON