Thursday, March 27, 2025

Madaxweyne Erdogan oo shaaciyey in Turkigu helay Keyd cusub oo Shidaal ah iyo Baaritaan cusub…

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in keyd kale oo shidaal uu dalkiisu helay, kadib shir jaraa’id oo uu ku qabtay Markabka Baarista Turkiga ee Fatih.

Keydka cusub ee Gaaska ayaa gaaraya 85 Bilyan Cubic Mitir, kaasoo laga helay Waqooyiga Xeebta Turkiga, wuxuuna Keydka Gaaska ee Turkigu helay guud ahaan uu hadda gaaray 405 billion cubic metres, marka lagu daro 320 billion cubic metres oo dhowaan loo helay.

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaciyey maanta in Markabka Fatih uu baaritaan cusub ka bilaabi doono Badda Madow, iyadoo markab kale oo lagu magacaabo Kanuni uu ku biiri doono.

Ad

Haddii keydka Gaaska Turkigu helay lasoo saaro sanadka 2023 wuxuu ka maarmi doonnaa Gaaska uu dibadda kala yimaado ee uu ka iibsado dalalka Ruushka, Azerbaijan iyo Iran.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON