Monday, April 15, 2024

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo magacaabis cusub iyo xil qaadis sameeyay (Akhriso)

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Huseen ayaa sameeyay magacaabis cusub oo qeyb ka ah xil ka qaadis iyo magacaabis uu muddooyinkan waday.

Wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xilkii looga qaaday Gudoomiyihii Hay’adda Qaxootiga Khaliiif Warsame Waasuge, waxaana xilkaas loo magacaabay Cabdisalaan Cabdullaahi Xaashi ( Angola ).

Dhinaca kale Cali Guudlaawe ayaa wareegto kale xilkii uga qaaday Gudoomiyihii Maxkamada Gobolka Shabeellaha Dhexe Sheekh Xuseen Maxamed Cusmaan, iyadoo xilkaas u magacaabay Cabduqaadir Caddaay Axmed.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON