Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa socdaal rasmi ah maanta uga bilowday dalka Kenya, isagoo wadahadal la leh madaxweynaha dalkaasi Uhuru Kenyatta.
Socdaalka Madaxweyne Musaveni ayaa qaadan doona muddo 3 maalmood ah, waxaana xarunta madaxtooyada magaalada Mombasa kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Kenya, iyadoo uu sheegay inay labada dal ka wadahadli doonaan xiriirka labada dal ee dhinacyada iskaashiga, dhaqaalaha iyo ganacsiga.
DAAWO SAWIRRADA
Ad




Warar Xul ah