Friday, March 28, 2025

Madaxweynayaasha Somaliya iyo Ciraaq oo wadahadal ku yeeshay Khadka Telefoonka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Ciraaq Barham Saalax ayaa wadahadal ku yeeshay Khadka Telefoonka.

Labada madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka labada dal iyo xaaladda cudurka Covid-19, wuxuuna Mareykanka Farmaajo farriin uu faafiyey ku yiri: “Waxaan khadka telefoonka ku wada hadalnay Madaxweynaha dalka Ciraaq walalakay Barham Saalix. Waxaan ka wada hadalnay xoojinta xiriirka labada dal, dagaalka aan kula jirno ka hortagga COVID19 iyo in 2da dal ay yeeshaan khibrad is dhaafsi ku saabsan ciribtirka fikirka xagjirka ah..”

Ciraaq ayaa ka mida dalalka Carabta xaaladda adag ku jira, iyadoo dalkaasi aanu muddo bilo ah lahayn wax xukuumad ah, markii Ra’iisal wasaaraha dalkaasi Caadil Cabdi-mahdi isu casilay bannaanbaxyo waaweyn oo dalkaasi hareeyay sanadkii hore, waxaana kalsooni heli waayey 2 ra’iisal wasaare oo xilka loo magacaabay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON