Sunday, May 25, 2025

Madaxweynaha Uganda oo Ra’iisal wasaaraha Israa’iil hortiisa ku galay khalad la yaab leh

Madaxweynaha Uganda Yuweri Musaaveni ayaa khalad weyn ku dhacay xilli uu marti u ahaa Ra’iisal wasaaraha Yuhuuda Benyamin Netanyahu oo socdaal maalin barkeed ah ku tegay dalkaasi.

Madaxweyne Musaveni ayaa isku khaldan Magacyada Isra’iil iyo Falastiin isagoo markaasi ka hadlayay munaasabad sanadguurada 40-aad ee howlgalkii lagu soo furtay diyaaradii Isra;iil lahayd ee lagu afduubtay garoonka Enteppe.

Ma ahayn oo kaliya inuu mar kaliya magaca Israa’iil u bedelay Falastiin ee waxay taasi dhacay dhowr jeer intii uu khudbadda jeediyay Musaveni, taasoo keentay dood badan oo ka dhalatay sida ay wax ka noqdeen madaxweynaha Uganda taasoo lagu faaqiday baraha bulshada.

Ad

Netanyahu-Musaveni

musaveni

 

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON