Wednesday, September 18, 2024

Madaxweynaha Turkiga oo RW Abiy Ahmed ka hadlay tallaabada ay Itoobiya u qaaday dhinaca Somaliya

Madaxweynaha Turkiga iyo Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ayaa khadka taleefoonka uga wadahadlay xiriirka labada dal iyo xal u helidda khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Sida lagu sheegay Bayaan kasoo baxay Madaxtooyada Turkiga waxay labada mas’uul ka wadahadleen xaaladda Gobolka iyo caalamka iyo sidoo kale xiriirka labada dal ee Turkiga iyo Itoobiya.

Madaxweynaha Turkiga ayaa xoojiya dadaallada dowladiisa ku doonayso in lagu soo afjaro xiisadda ka dhex taagan Soomaaliya iyo Itoobiya, Madaxweyne Erdogaan ayaa xusay in tallaabooyinka ay qaaday Itoobiya ayo meesha ka saarayaan welwelka Soomaaliya ee ku aaddan midnimadeeda, madax bannaanideeda iyo wadajirkeeda dhuleed.

Ad

Wadahadalkii Somaliya iyo Itoobiya ayaa lasoo hor mariyay ayaa magaalada Ankara ka furmo maalinta Isniinta ah ee 12 August, 2024.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON