Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed iyo xubnaha uga mid noqonaya Guddiyada Doorashada Heer Federaal iyo Xalinta Khilaafaadka.
Wareegto uu soo saaray Axmed Madoobe ayaa lagu magacaabay Guddiyadan oo Guddiga Doorashaa Jubbaland ka kooban yahay 8 xubnood, waxaana loo diray xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka, waxayna kala yihiin:
HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah