Monday, November 11, 2024

Madaxweynaha Hirshabelle & Xildhibaanno Mucaarad u badan oo gaaray Dh/mareeb (Sawirro)

Iyadoo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ay ku qulqulayaan wufuud kala duwan ayaa waxaa maanta gaaray madaxweynaha Hirshabeelle iyo xildhibaano ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka.

Waxaa Berri oo Khamiis ah Caadimadda Galmudug ka furmaya shirka madaxda maamul Goboleedyada, waxaana ugu horeeyay oo magaalada lagu soo dhoweeyay Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopteray geysay magaalada Dhuusamareeb, iyadoo Garoonka diyaaradahauu ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor.

Dhinaca kale waxaa isla galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee Baarlamaanka oo u badan xildhibaannada mucaaradka, iyadoo saacadaha soo socda ee Berri lagu wado inay gaaraan madaxweynayaasha Puntland, Jubbaland iyo K/Galbeed.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON