Friday, March 28, 2025

Madaxweynaha Hirshabelle oo shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda & Wasiir cusubna..

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa shaqadii ka eryay Wasiirkii Maaliyadda iyo horumarinta dhaqaalaha Maamulkaasi Maxamed Maxamuud Cabdulle.

Wareegto maanta ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa xilkii looga xayuubiyey Wasiirka Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Hirshabeelle, waxaana xilkaasi loo magacaabay C/Shakuur Abuukar Xasan, iyadoo muddooyinkii danbe uu khilaaf soo kala dhex galay wasiirka la eryay iyo madaxweyne Waare..

Maxamed Cabdi Waare ayaa xilka qaadista wasiirka maaliyadda sababa uga dhigay in isbddel dhinaca Maaliyadda ah baahi loo qabo oo lagu sameeyo maamulka Hirshabeelle.

Ad


Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON