Thursday, February 22, 2024

Madaxweynaha Hirshabeelle oo xilkii ka qaaday Agaasime sheegay inuu is casilay

Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Dowlada Hirshabeellle Mudane Maxamed Xasan Kulmiye.

Wareegto ku taariikheysan 6-dii bishan janaayo 2022 ayaa Madaxweyne Guudlaawe uu maanta shaaciyey inuu xilkii uga qaaday Agaasimaha, taasoo timid kadib saacad markii uu agaasimahaasi sheegay inuu xilka iska casilay.

Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle ayaa Agaasimaha Wasaaradda Arrimaha gudaha u magacaabay Nuur Xasan Sheekh Muuse, sida lagu sheegay wareegtada.

Ad

Agaasimaha xilka laga aaday ayaa ku eedeeyay madaxda Maamulka Hirshabeelle inay Gargaarka Gurmadka ee Dadweynaha ka raadiyaan siyaasad iyo ganacsi.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON