Saturday, April 26, 2025

Madaxweynaha Hirshabeelle oo Xilkii ka qaaday Wasiir ku xigeen ka tirsan Maamulkiisa

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa xilka ka qaadis ku sameeyay Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulkiisa.

Wareegto caawa 12 June, 2021 kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa xilkii ka qaaday Wasiir Ku Xigeenkii Wasaarada Amniga Dowladda Hirshabeelle Xasan Maxamed Cilmi.

Qoraalka Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in Wasiir u xigeenka xilka laga qaaday uu ku sifoobay xil gudasho la’aan, iyadoo aanay jirin cid kale loo xilkaasi loo magacaabay.

Ad

Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaan weli dhisin Golihiisa Wasiirada, isagoo wasiiro kooban magacaabay, qaar kalena xilalkii ka qaaday.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON