Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi waare ayaa magaacabay Guddi farsamada oo soo xulaya Baarlamaanka labaad ee maamulka Hirshabeelle, iyadoo uu waqtigu ka dhammaanayo Baarlamaanka iyo madaxweynaha.
Guddiga ayaa ka kooban 11 xubnood, wuxuuna wareegtad uu soo saray Madaxweyne Waare ku sheegay inuu dhismaha Guddigan kala tashaday Madaxweyne ku xigeenkiisa Cali C/llaahi Guudlaawe, iyadoo Guddiga laga rabo inay shaqadooda degdeg u bilaabaan.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah