Saturday, February 24, 2024

Madaxweynaha Hirshabeelle oo magacaabay Gole Wasiiro oo ka kooban 80 xubnood (Akhriso)

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa magacaabay Golihii Wasiirrada ee ugu horeeeyey muddo laba sano ku dhow oo uu xilka hayo.

Golaha Wasiirada oo Saqdii Dhexe ee xalay la shaaciyey ayaa ka kooban Waa 27 Wasiir, 26 wasiiru-dowle iyo 27 wasiir ku-xigeen oo tirada guud ee Golaha Wasiirada Hirshabeelle ka dhigeysa 80 xubnood.

Hirshabeelle ayaa noqotay maamulka ugu badan tirada wasiirada oo xitaa la filayo inay ka sare marto xukuumadda federaalka, waana maamulkii ugu horeeyay ee wasaarad kasta u sameeya wasiiru-dowle.

Ad

HOOS KA AKHRISO LIISKA GOLAHA WASIIRADA HIRSHABEELLE.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON