Thursday, February 13, 2025

Madaxweyn Turkiga oo si heer Sare ah u soo dhoweeyey Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawirro+ Video)

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa madaxweynaha Soomaaliya si heer sare ah ugu soo dhoweeyay Qasriga Madaxtooyada ee magaalada Ankara.

Soo dhoweyd oo isugu jirtay Salaan sharaf iyo hab maamuus madaxweyne ayaa kadib labada hoggaamiye waxaa u bilowday kulan laba geesood ah oo looga hadlayo xiriirka labada dal iyo xoojinta iskaashiga ka dhaxeeya Somaliya iyo Turkiga.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaasalaan sharaf uga qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Madaxtooyada Turkiga , waxaana loo riday 21 madfac oo maamuus ah.

Ad

Daawo Video

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON