Tuesday, February 18, 2025

Madaxwenaha Soomaliya oo Xil Cusub u magacaabay Guddoomiye hore Cali Jeyte

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil nooc cusub u magacaabay Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxtooyada ayaa Mudane Cali Jeyte loog magacaabey inuu noqdo U Qeybsanaha Xafiiska Madaxweyne ee Arrimaha Ciidanka Difaaca Dadweynaha (Macawisleyda) ee Soomaaliya.

Xilkan ayaa ah mid aan hore. ujiri, wuxuuna Cali Jeyte ka mid noqonayaa la-taliyeyaasha Madaxweynaha ee faraha badan, iyadoo xal loogu raadinayo khilaafka ka dhashay xil ka qaadistiisa.

Ad

Cali Jeyte ayaa diiday xil ka qaadistii Madaxweynaha Hirshabeelle ku sameeyay, wuxuuna ku dhawaaqay dhismaha Maamul la baxay Hiiran State.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON