Monday, February 10, 2025

Madaxtooyada Somaliya oo shaacisay Lacag Imaaraadku ugu deeqay iyo Heshiiska Amniga

Madaxtooyada Sooomaaliya ayaa shaacisay dhaqaale dowladda Imaaraadka Carbata ugu deeqday abaaraha Soomaaliya, kadib wahadal Abu dhabi ku dhex maray Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Imaaraadka.

Heshiiska labada dal kala saxiixdeen iyo deeqda lacageed ee dowladda Imaaraadku ugu deeqday abaaraha Soomaaliya ayaa yimid, socdaalkii ugu horeeyay ee madaxweynaha Soomaaliya dibadda ugu baxay oo uu ku tegay Imaaraadka.

Dowladda Imaaraadka waxay Soomaaliya ugu deeqday $20 Million Dollar oo abaaraha loogu talogalay, waxaana si toos ah loo marsiin doonaa dowladda Soomaaliya.

Ad

1- Imaaradku wuxuu xayiraadda ka qaadayaa Visooyinka uu Soomaalida siin jiray.

2- Soomaaliya iyo Iamaraadka Carbaa waxay yeelanayaan iskaashi Amni

3- Waxaa dib u bilaabanaya duulimaaadyada shirkadaha Imaaradka laga leeyahay sida Fly Emirates iyo Etihad oo ka howlgali doona dalka.

- Advertisement -

4- Waxaa dib loo furayaa Isbitaalkii Sheikh Zayid oo sanadki 2018 u xirmay khilaafkii dowladdii Famaajo iyo Imaaraadka.

Waxaa dalka imaan doona wafdi heer sare oo ka socda dalka Imaaraadka si loo fuliyo heshiiska labada dhinac, waxaana loo xil saarayaa Guddi isku dhaf oo labada dhinac ka kooban.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON