Friday, April 12, 2024

Madaxtooyada Puntland oo dowladda Federaalka ku eedeysay faragelinta Doorashada Maamulkaasi [Akhriso]

War-saxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland ayaa lagu eedeeyay dowladda Federaalka Soomaaliya inay faragelin ku heyso doorashada Puntland.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland C/xakiim Cumar  Camey ayaa lagu eedeeyay inuu ku dhaqaaqay hab dhaqan ku cusub Puntland, iyadoo dowladda federaalka ay soo fartay inuu khalkhal geliyo doorashada Puntland, waxaana madaxtooyada Puntland ay xaqiijisay inaysan dhici doonin wax khalkhal ah.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON