Qoraal kasoo baxay xafiiska madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug ayaa lagu magacaabay Guddi soo baara dhacdadii lagu xiray wasiirka howlaha guud ee maamulkaasi.
Shaqaado ka dhacay magaalada Cadaado ayaa 14-kii Bishan ayaa lagu xiray wasiirka howlaha guud ee Galmudug Maxamed Maxamuud Guure.
HOOS KA AKHRISO QORAALKA
Warar Xul ah