Sunday, May 26, 2024

Macalin Iskuul oo lagu dhex dilay Dugsi ku yaalla Magaalada Muqdisho iyo Sababta

Dhacdo kale oo Dil ah ayaa ka dhacay iskuulka Siidii ee ku yaalla degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, kadib markii arday ka baxay Iskuulkaasi oo Toorey ku weerarray Macalin Iskuul.

Dilka ayaa yimid kadib markii macalinka la dilay C/raxmaan Maclow Abiikar ay kasoo dacwoodeen Qoyska Gabar uu macalin u ahaa oo la sheegay inuu canaantay oo uu madaxda Buug uga dhuftay.

Sida uu maamulaha Iskiilka Arday hore uga baxay isla Dugsiga oo la dhashay gabadha uu Macalinku cannaantay oo lagu magacaabo Xasan Maxamed Maxamuud ayaa Toorey ku weeerarray Macalinka, isagoo dhowr jeer ku dhuftay taasoo keentay inuu u geeriyoodo.

Ad

Falka dilka ah ayaa naxdin weyn ku abuuray ardayga Dugsiga iyo macalimiinta, waxaana goobta tegay Booliska oo kiiska la wareegay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON