Saturday, April 19, 2025

Maamulka Somaliland oo Musharax Mustaf Dhuxulow kasoo tarxiilay magaalada Hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa Xildhibaan Murashax Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow saaka kasoo tarxiiay magaalada Hargeysa, kadib markii ay shalay xayireen.

Ciidamada Amniga Somaliland oo ka war heley in mas’uulkan ka mid yahay xildhibaannada Soomaaliya ayaa kansalay dal-kugalkii uu watay oo la sheegay in hay’ad Jarmal ah Somaliland ay martiqaad u fidisay.

Musharax ayaa lagu wadaa inuu dhowana kasoo dego Garoonka diyaaradaha Muqdisho, isagoo la socda diyaarada Africa. Socdaalkiisa magaalada Hargeysa uu dhaliyey su’aalo badan oo ku saabsan sababta keentay iyo xilliga lagu soo beegay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON