Friday, May 23, 2025

Maamulka K/Galbeed oo qaaday tallaabo aan hore loo arag iyo Malaaq xilkii laga qaaday

Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo aan hore loo arag, kadib markii Wasiirka Arrimaha gudaha maamulkaasi uu soo saaray wareegto xil ka qaadis mid ka mida odayaasha dhaqanka maamulkaasi.

Wasiirka Arrimaha Gudaha K/Galbeed C/llaahi Xaaji Xasan ayaa xilkii ka qaaday Malaaqa Beesha Leysaan Malaaq Mad Edow oo uu ku eedeeyay kala qeybin beesha dhexdeeda iyo inaan markii hore loo dooran qaab sharci ah.

Arrintan ayaa loo arkay bilowga qalalaasaha siyaasadda iyo dhaqanka maamulka Koonfur Galbeed oo maanta ay u bilaabatay muddo xileedka loo kordhiyey, kadib markii ay u dhammaatay 4-tii sano ee la doortay.

Ad

Malaaqa xilka lag qaaday ayaa la sheegay inuu ka mid yahay Nabadoonnada Beesha Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Mukhtaar Roobow Cali.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON