Friday, March 28, 2025

Maamulka Gobolka Banaadir oo fadeexad u soo jiiday dowladda Soomaaliya

Maamulka Gobolka Banaadir ee Guddoomiyaha uu ka yahay  Xasan Xuseen Muungaab ayaa fadeexad u soo jiiday dowladda Soomaaliya kadib markii wargeysyada waaweyn ee caalamka ay baahiyeen sawiro naxdin leh oo laga qaaday barakacayaal la burburiyay guryo ay ku lahaayeen degaano ku yaala Muqdisho oo ciidamada dowladda ay ku qamaameen maalmihii ugu danbeeyay.

Sawirada oo dad badan qarracan ku riday arxan-darrada ka muuqata darteed ayaa muujinaya  xaalado bani’aadamnimo oo dunida ka yaabiyay iyadoo xaalada ay ku sugan yihiin dadkaasi ay ahayd mid liidata, waxaana la is weydiinayaa sida maamulka Gobolka Banaadir oo howshani fuliyay ula dhaqmay dadkaasi masaakiinta ah. Inkastoo goobo badan oo si sharci darro ahaa hore loo burburiyay haddana goobtan la sawiray waxay saameyn xun ku reebtay dad barakacayaal ah.

Muuqaalka sawirada soo socda waxay ka mid ahaayeen tobanaan sawiro oo fadeexad u keenay dowladda Soomaaliya.

Ad

00010

00008

Despite knowing the hardships people there face everyday, government soldiers destroyed dozens of temporary shelters and shops at a refugee camp in southern Mogadishu

- Advertisement -

00007

[ad name=”HTML-3″]

00006

00005

- Advertisement -

 

[ad name=”HTML-4″]00004 00003

Displaced Somali families carrying personal belongings vacate the camp, which was closed down by Somali forces, leaving hundreds of families without shelter in capital Mogadishu

00002

00001

[ad name=”HTML”][ad name=”HTML-5″]

 

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON