Sunday, January 26, 2025

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay natiijada imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad 2020/2021

Xafiiska waxbarashada maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo 8/7/2021 shaaciyey Natiijada Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.

Munaasabadda lagu shaaciyey natiijada Imtixaanka Fasalka 8aad ee Gobolka Banaadir waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka, guddoomiya ku xigeenada gobolka, qaybaha kala duwan ee maamukka gobolka.

Imtixaanka waxaa baasay 24,198 arday, waxaana dhacay 1,687, iyadoo ay guud ahaan u fariisteen Gobolka Banaadir Arday gaareysa 25,885 Arday.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON