Maamulka G/Banaadir oo lagu soo kordhiyey Agaasimeyaal Xogheyn u noqonaya Guddoomiye ku xigeenada [Akhriso]

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa lagu soo kordhiyey xilal la sheegay inay noqonayaan agaasimeyaal kuwaasoo u shaqeynaya sida gacan-yareyaal ay leyihiin Guddoomiye ku xigeenada G/Banaadir. Waxaa wareegto lagu magacaabay 4 Agaasimayaal Guud oo ka hoos shaqeyn doona Guddoomiye kuxigeenada G/Banaadir. Waxayna agaasimayaasha Guud ee la magacaabay waxaa ka mida: Agaasimaha Guud ee Amniga iyo Siyaasadda oo loo … Continue reading Maamulka G/Banaadir oo lagu soo kordhiyey Agaasimeyaal Xogheyn u noqonaya Guddoomiye ku xigeenada [Akhriso]