Friday, November 8, 2024

Maamulka Beledxaawo oo Amar culus ku soo rogay Odayaasha Dhaqanka ee Alshabaab la shaqeeya

Maamulka degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo ee garsoorka u doonta kooxda Alshabaab, iyadoo la dul saaray ganaax lacageed.

Guddoomiyaha degmada Balad-Xaawo Maxamuud Xayd Cusmaan ayaa digniin kulul u diray shacabka iyo odayaasha dhaqanka ee ku sugan Beled-xaawo, isagoo sheegay in aan marnaba la ogolaan doonin inay la macaamilaan kooxda Al-Shabaab, wuxuuna ku hanjabay inay tallaabo adag laga qaadi doono.

Wuxuu ku eedeeyay Gudoomiyaha in Shacabka iyo Odayaasha Dhaqanka Magaalada Beledxaawo ay qaarkood ay garsoor u doontaan Al-Shabaab. wuxuuna intaas raaciyey in ciddii la shaqeysa Al-Shabaab ee Garsoor u doonata  lagu ganaaxi doono lacag dhan $3000 (Saddex Kun) oo dollar.

Ad

Dhowaan ayey ahayd markii maamulka degmada Beledxaawo ay magaaladasi ka saareen xaasaska iyo caruurta Alshabaab.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON