Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa wareegto ku magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.
Guddiyadan ayay soo magacaabeen dowlad goboleedyada dalka ka jira, waxaana guddi kasta ka kooban yahay  11 xubnood.
Ad
HOOS KA AKHRISO LIISKA MAGACYADA GUDDIYADA DOORASHADA MAAMUL GOBOLEEDYADA
Warar Xul ah