Wednesday, March 26, 2025

Liiska Magacyada 11 Musharax oo ku tartamaya Xilalka Guddoonka Aqalka Sare (Akhriso)

Waxaa magaalada Muqdisho ka socota diiwaan gelinta musharixiinta u tartamaya guddoonada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Doorashadooda ay dhcii doonto 26-27 bishan April 2022.

Aqalka Sare waxaa maalintii labaad shahadooyinka musharaxnimada qaatay musharixiin gaaraya 11 u tartamaya saddexda xil ee guddoomiyaha, guddoomiye ku xigeenka koowaad iyo guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare.

HOOS KA AKHRISO LIISKA MUSHARXIINTA

Ad

I- Xilka Guddoomiyaha Aqalka Sare

Waxaa xilka guddoomiyaha Aqalka sare isu oo sharaxay:

1- Senatar Saalax Axmed Jaamac (Wasiirkii Dastuurka xukuumadda Soomaaliya)

- Advertisement -

2- Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi (Guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare)

3- Senator Cismaan Obokor Dubbe (Wasiirkii Warfaafinta)

II- Xilka Gudoomiye ku xigeenka koowaad

- Advertisement -

Xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad waxaa isu sharxay:

1- Senator Cabdixakiin Macalin Axmed

2- Senator Cali Shacbaan Ibraahim

Musharixiin kale ayaa xilkan raadinaya oo la diwaangelin doonnaa maalmaha soo socda.

III- Xilka Gudoomiye ku xigeenka labaad

1-Senator Cabdullaahi Shiikh Ismaaciil (Fartaag)

2- Senator Ilyaas Badel Gaboose

3- Senator Cabdullaahi Cali Xersi

4- Senator Sareedo Maxamed Xasan (Jayte)

5- Senator Cabdi Caismaan Xareed

6- Senator Cabdiwali Maxamed Ibraahim

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON