Friday, April 18, 2025

Liiska cusub ee Guddiyadii Doorashada ee Heer Federaal iyo Dowlad Goboleedyada oo lagu dhawaaqayo

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xlilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu goor dhow shaaciyo Liisyada Guddiya Doorashada ee Heer Federaal, Dowlad Goboleed iyo Xalinta khilaafaadka.

Guddiyadan oo muddo badan dib u dhacay ayaa la sheegay in 95% la gabagabeeyay, iyadoo khilaafka ugu weyn ka taagnaa Guddiga Doorashada Somaliland, waxayna wararkii ugu danbeyay sheegayaan inuu galabta lagu shaacin lahaa, balse ay dib ugu dhacday Caawa.

Xalinta khilaafka ka taagnaa Guddiyada Doorashada ayaa ahaa qodobkii ugu horeeyay ee heshiiskii labaad ee Doorsahada, loona asteeyay inay lagu dhammeystiro muddo toddobaad ka yar, laakiin waxay qaadatay 23 maalmood.

Ad

Waxaa weli jira cabasho ka taagan qaabka loo kala saaray Guddiyada, waxaana Musharax C/raxmaan C/shakuur uu shaaciyey inay weli ku jiraan ilaa 20 ka mida taageerayaasha Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON