Saturday, April 26, 2025

Lafta-gareen Bandhig Shahaado Siin ah u sameeyay xildhibaannada laga soo doortay K/Galbeed

Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis Xasan (Lafta-gareen) ayaa xaflad ka dhacday magaalda Baydhaba shahaado ku guddoonsiiyey xildhibaannada labada Aqal ee laga soo dooray K/Galbeed.

Xildhibaannada ayuu mid mid u guddoonsiiyey shahaado la sheegay inay tahay mid KMG ah oo maamulkiisu bixiyey, waxaana xildhibaannada ku jira qaar ay kuraastooda hakiyeen Guddiga Doorashada Heer Federaal oo dacwad ka taallo.

77 xildhibaan ee labada Aqal uga soo galay K/Galbeed ayaa la sheegay in intooda badan uu C/casiis lafta-gareen kusoo saaray dhaqaale uu bixiyey madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Ad

May be an image of 6 people and people standing
May be an image of 4 people and people standing
May be an image of 3 people and people standing
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON