Saturday, March 15, 2025

Labada Aqal ee Baarlamaanka oo maanta kulan wadajir ah yeelanaya & Miisaaniyadda 2020-ka degdeg loo ansixinayo

Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loogu yeeray kulan wadajir ah oo ay maanta yeelanayhaan.

Sida lagu sheegay farriin loo kala duwan xildhibaannada Golaha Shacabka iyo Aqalka sare kalfadhiga 6-aad, kulankiisa 5-aad ee Wadajirka ah ayey Berri oo Talaado ah yeelanayaan Xildhibaanada oo ajendihiisu yahay Akhrinta 3aad Miisaaniyadda 2020-ka.

Berri oo ah maalinta ugu danbeysa sanadka 2019 ayaa lagu wadaa inay degdeg u ansixiyaan Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2020, si looga badbaado in kharash bixin la’aan ay soo wajahdo wasaaradda Maaliyadda.

Ad

Miisaaniyadda dowladda 2020-ka ayaa la ansixinayaa iyadoo laga dareemayo kororsiimo, balse dhinaca kale xukuumadda Soomaaliya ay ku fashilantay inay xisaab xir u sameyso miisaaniyadihii hore.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON