Sunday, May 25, 2025

Laba wasiir oo looga yeeray Baarlamaanka [Xiriirka xukuumadda & Golaha Shacabka oo…]

Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa u yeeray laba ka mida wasiirada xukuumadda Soomaaliya, kuwaasoo laga sugayo inay hortagaan Golaha.

Wasiirka Garsoorka Xasan Xuseen Xaaji ayaa waxaa mooshin ka keenay 60 xildhibaan, kaasoo ku saabsan dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka oo xildhibaanada ay doonayaan in dib loogu noqdo, waxaana wasiirka la doonayaa inuu hortago golaha Shacbka Berrito 29-ka July.

Ad

Dhinaca kale mooshin kale ayay 10 xildhibaan geeyeen Baarlamaanka, kaasoo loogu yeerayo wasiirka dastuurka C/raxmaan Xoosh Jibriil oo loo heysto canbaareyn uu u jeediyay baarlamaanka qaraarkii ay ku diideen  go’aankii Maxkamadda Sare ee sharcinimmada 8 kursi oo ka mida xildhibaanada Baarlamaanka.

Kalfadhigan ayaa la filayaa inuu noqdo mid soo shaac bixiya xiriirka sii xumaanaya ee Baarlamaanka iyo xukuumadda Xasan Cali Kheyre.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON