Saturday, May 17, 2025

Laba ka mida Guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Hiiran oo ku biiray Doorashada Hirshabeelle ee Jowhar

Iyadoo magaalada Jowhar uu ka socdo ololaha doorashada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin kala duwan.

Waxaa magaalada Jowhar maanta ku laabtay madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Cali C/llaahi Guudlaawe oo ay ka socdaan laba ka mida guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Hiiraan, kuwaasoo la sheegay inay qeyb ka yihiin Doorashada ay wadato Madaxtooyada Soomaaliya ee Hirsahbeelle.

Guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Hiiraan C/fataax Xasan Afrax iyo Yusuuf Axmed Hagar (Dabageed) ayaa tegay magaalada Jowhar, iyagoo Wafdiga Madaxweyne ku xigeenka oo hadda u sharxan xilak Madaxweynaha Hirshabeelle, taageerana ka heysta Madaxtooyada Soomaaliya.

Ad

Arrintan ayaa loo arkaa xaalad cusub oo ay gashay Hirshabeelle oo Doorasho ka bilaabaneyso waxayna labadan siyaasi oo kasoo jeeda Gobolka Hiiraan qeyb ka yihiin Hirshabeellada cusub.

This image has an empty alt attribute; its file name is 121619950_1622454071249948_7209952166767638037_n.jpg
This image has an empty alt attribute; its file name is 121663761_1622454227916599_4608562467678930566_n.jpg
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON