Saturday, May 17, 2025

La-taliyaha Madaxweyne Farmaajo oo weerarkii ugu cuslaa ku qaaday Xildhibaannada Barlamanka [Daawo Tarsan]

La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya horeba u soo noqday musharax madaxweyne iyo Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa si kulul u weerarray xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya.

Maxamuud Axmed Tarsan oo ka hadlaayay Dood qaran oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in xildhibaannada aysan heynin shaqadoodii, isla markaana ay ku mashquulsan yihiin Ganacsi siyaasadeed.

“Madaxweynaha i qaabili waayay mooshin baan ka keenayaa, Madaxweynaha ayaa albaabka iga xiray mooshin baan ka keenayaa. Ra’iisal wasaaraha ayaa wiil ii geyn waayay waayay shaqo Mooshin baan ka keenaya” ayuu yiri Tarsan oo sheegay in qaabkaas ay u dhaqmaan xildhibaannada.

Ad

Wuxuu intaas ku daray in 90% waqtiga madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ay qaateen xildhibaannada, kuna noqdeen argagax, laga shaqeyn waayay, wuxuuna caddeeyay inaysan jirin meel u fiyow umadda Soomaaliyeed sida dhaqankii iyo Garsoorkii midna.

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON