Friday, December 8, 2023

Kulan Dalka Algeria ku dhex maray Madaxweynaha Somaliya iyo Xoghayaha Q/Midoobay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Al-jeeriya kulan la yeeshay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres.

Kulan doceedka labada dhinac ee magaalada Algiers ayaa looga hadlay xaaladda abaaraha, dagaalka dowladdu ay kula jirto Al-shabaab iyo muhiimadda ay leedahay taageerada beesha caalamka.

Madaxweynaha ayaa Xoghayaha guud Q/Mioobay la wadaagay xaaladda dalka. dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta Alshabaab, isagoo xusay in cunaqabateynta hubka oo laga qaado Soomaaliya ay si weyn u caawineyso dagaalka lagu hayo Argagixisada Somaaliya, tan Gobolka iyo Caalamka.

Ad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa Qaramada Midoobay ka codsaday in ay sii kordhiso taageerada bani’aadannimo iyo tan farsamo ee ay siiyaan dowladda Soomaaliya si loo xaqiijiyo xasiloonida dalka iyo in ciidanka Soomaaliyeed ay la wareegaan kuna filnaadaan ammaanka dalka.

.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON