Saturday, March 15, 2025

Kooxda Alshabaab oo soo bandhigtay Askar ka goosatay ciidamada Milateriga dowlada Somalia [Sawirro]

Kooxda Alshabaab ayaa soo bandhigtay askar ay sheegtay inay kasoo goosteen ciidamada milateriga Soomaaliya ee ka howlgala gobolka Sh/hoose.

Askarta la sheegay inay isku dhiibeen Xarakada Al-Shabaab ahaa ayaa laba askari, iyadoo ka howlgeli jiray aagaga Marko iyo Shalaambood, iyadoo watay laba qori oo ay ku howlgeli jireen.

Warbaabinta Alshabaab ayaa faafisay muuqaallada iyo wareysiyo lala yeeshay labadan askari oo sheegay inay ka towbad keeneen ka mid ahaanshihii ciidamada Dowladda Federaalka.

Ad


Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON