Thursday, April 24, 2025

Kooxda Alshabaab oo dil ku fulisay oday 80 sano jir ah [Akhri sababta]

Kooxda Al Shabaab ayaa la sheegay inay galabta oday waayeel ah 80 sano jir ahaa ay ku fuliyeen dil toogasho ah.

Falkan ayaa ka dhacay degmada Awddhgeele ee Gobolka Shabeelaha Hoose, waxaana lagu eedeeyay odayga  da’da ahaa inuu ka mid ahaa ergadii magaalada Baydhaba u tagtay doorashada Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

Alshabaab ayaa fagaare ku yaalla Awdheegle soo taagay odaygan oo lagu magacaabi jiray Cusmaan Diini Cali,  iyagoo dil toogasho ah ku fuliyay.

Ad

Maxkamada Al Shabaab ee Shabeelada Hooose ayaa sheegtay in Oday Cusmaan lagu soo eedeeyay isaguna uu qirtay dembigii uu ku taageeray Baaralmaanka dowladda Federaalka.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON