Wednesday, February 19, 2025

Koox ka tirsan Alshabaab oo Caawa weerar ku qaaday Degmo ka tirsan Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho aya sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ay caawa weerar ku qaaday degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho.

Dabley ka tirsan Alshabaab ayaa la sheegay inay dhinac kasoo galeen Saldhigga degmada Kaxda, iyadoo rasaas culus iyo dagaal daqiiqado socday uu dhex maray kooxda weerarka soo qaaday Alshabaab iyo ciidamada maamulka degmada iyo kuwa dowladda ee halkaasi ku sugnaa.

Dadka degaanka ayaa sheegay inay maqleen rasaas culus iyo Qaraxa Bam oo la is weydaarsanayo iyadoo kooxda Alshabaab ay weerar ku soo ekeeyeen saldhiga degmada, waxaana la sheegay in dib loo caabiyey.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON