Thursday, March 27, 2025

Koox hubeysan oo Askar iyo qof Shacab ah toogasho ku dilay Degmada Afgooye

Koox hubeysan ayaa maanta askar iyo dad shacab ah ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Falkan ayaa ka dhacay Suuqa Khudaarta ee Degmada Afgooye ee Gobalkaasi, waxaana askarta la toogtay ay Canshuur ka ururinayeen  Suuqaasi, iyadoo dableyda ay goobta ku dileen laba askari iyo qof haweeney ah.

Dableyda dilka geysatay ayaa goobta ka baxsatay. Ciidamada amaanka ayaa goobtaasi gaaray, inkastoo aysan cidna u soo qaban. Haweeneyda la dilay ayaa la sheegay inay ahayd xaamilo.

Ad

Waa dadkii ugu badnaa ee fal qura lagu dilo degmada Afgooye oo ka mida meelaha ugu badan ee falalka khaarijinta ah ay ka dhacaan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON